Dalkii labaad ee Afrikaan ah oo laga helay kiiskii ugu horeeyey ee Coronavirus

Dalka ku yaalla woqooyiga Afrika ee Nigeria ayaa lagu arkay qofkii ugu horreeyay ee uu ku dhacay cudurka Coronavirus Bukaankan ayaa ka soo jeeda dalka Talyaaniga, wuxuu ka shaqeynayay dalka Nigeria, isagoo Talyaaniga kasoo laabtay 25-tii bishan. Mas’uuliyiinta waxay sheegayaan in qofka uu ku dhacay cudurka Corona hadda lagu daweynayo isbitaal ku yaal magaalada Lagos … Continue reading Dalkii labaad ee Afrikaan ah oo laga helay kiiskii ugu horeeyey ee Coronavirus